DEG DEG: Dagaal culus oo saaka waaberigii ka qarxay Magaalada Laascaanood

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood dagaal ayaa saaka waaberigii ka qarxay gudaha Magaalada gaar ahaan qeybta bari kaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada degaanka. Illaa haatan si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalka. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in la maqlayo dhawaqa rasaas iyo hub xooggan. Dagaalka magaalada ka qarxay … Continue reading DEG DEG: Dagaal culus oo saaka waaberigii ka qarxay Magaalada Laascaanood